WARARKA SOOMAALIYA

Keebaa Mudan Abshir Bukhaari & Dhegdheer Hogaanka Golaha Aqalka Sare ee Somalia?

21ka bishan Janaayo ayaa lagu balansan yahay in ay dhacdo Doorashada Gudoonka Golaha Duqeyda Soomaaliya (Golaha Aqalka Sare Soomaaliya), waxaana soo baxaya xubno dhawr ah

Continue Reading »

Qeybta WARARKA SOOMAALIYA

DEG DEG DAAWO: Gabadhii lagu Fara xumeeyey Galdogob oo wareysi Xanuun badan bixisay, Kana hadashay sidii loo dhibaateeyey

Waxa Goordhow Wareysi lala yeeshay Gabadhii lagu faraxumeeyey Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug iyadoona xog badan ka bixisay sidii ay wax u dheceen. Wariye Cabdi

Continue Reading »

WARARKA SOOMAALIYA Archives

DAAWO: Sheekh Caan ah oo shaaciyay in Dowlada imaaraadka Halis ku tahay Dhulka Somalida..
- Jan 17, 2017
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka samaysato Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Sheekh Aadan-Siiro ...
VIDEO+SAWIRO: Alshabaab oo toogasho ku fulisay Askari Ugandes ah oo maxbuus u ahaa..
- Jan 17, 2017
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay inay khaarijisay askari Uganda u dhashay oo ay maxbuus ahaan u heysatay muddo dheer. Askarigan ayaa gacanta ugu jiray Alshabaab tan iyo dagaalkii Janaale oo xeradii ...
(DHAGAYSO) Gudiga Doorashada Galmudug oo Goordhow ku dhawaaqay Hadal uusan udulqaadan karin Guuleed
- Jan 17, 2017
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay halka ay u marayaan Arrimaha Doorashada iyagoona sheegay in meel wanaagsan ay arrimahaas u marayaan. Xogayaha Guddiga Doorashada Galmudug Xildhibaan Maxamed ...
DAAWO: Nabad Suggida oo soo bandhigtay Dollar been abuur ah
- Jan 17, 2017
Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay lacag dollar, oo ay dhaqeen lix nin oo xalay, ay ku soo qabatay hawlgal gaar ah. Ciidanka ...
UPDATE:- Turkiga oo gabar Somali ah iyo Ninkii ka dambeeyay weerarkii sanadka cusub soo qabtay
- Jan 17, 2017
Ciidamada ammaanka ee Turkiga ayaa xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay ninkii ay baadi goobayeen labadii todobaad ee lasoo dhaafay, ninkaasi oo ahaa kii fuliyay weerarkii lagu qaaday baar ku ...
TOP-DHAGEYSO:-Dagaalkii ugu Qasaaraha badnaa oo Beesha mareexaan iyo Maleeshiyaadka beelo Itoobiyaan ah ku dhex maraya Dowlada Degaanka Itoobiya”
- Jan 17, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanada dhaca Dhulka Soomaalida itoobiya ayaa sheegaya inuu Dagaal Culus u dhexeeyo Beesha Mareexaan iyo mid ka mid ah Beelaha Itoobiya, Waxaa dhacay Dagaal soconayay mudo 5-maalmood ah ...
(DHAGAYSO) Wararkii Ugu Danbeeyay ee Cadaado & Xildhibaan ka hadlay sida ay wax udhaceen
- Jan 17, 2017
Iyadoo saakay dagaal uu ka qarxay magaalada Cadaado oo u dhaxeeya Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida ayaa arintaasi waxaa warbaahinta u sharxay Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo lagu magacaabo Shariif ...
OGOW:- Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Nabad Suggida Iyo Booliska oo ka dhacay Magaalada Cadaado
- Jan 17, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug, ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay, ...

Next Page »

Xayaysiin