Suuqa

Wararkii Ugu waaweynaa ee Caawa iyo Ciyaaraha – Maxaa ka cusub Kooxdaada & hadal heynta ugu badan…..

Wariye Idiris Atleeso oo ah qabiir dhanka ciyaaraha ah ayaa caawa soo koobay dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee kubada cagta iyo hadalheyntooda. Arimaha ugu waa

Continue Reading »

Qeybta Suuqa

Klopp Oo Ka Hadlay Ganaaxa La Filayo Inuu Wajaho Daafaciisa Joel Matip

Jurgen Klopp waxaa uu ku boorriyay xiriirka Fifa in ay isticmaalaan dareen caadi ah marka ay baarayaan daafaca Liverpool Joel Matip oo diiday inuu u ciyaaro

Continue Reading »

Suuqa Archives

RASMI: Daafacii hore ee Man City Demichelis oo koox cusub oo Spain ah ku biiray
- Jan 17, 2017
Martin Demichelis ayaa dib ugu biiray kooxdiisii hore ee Magala, isagoo usaxiixay heshiis ilaa inta ka dhiman xili ciyaareedkan ah. Daafacan reer Argentina ayaa sedex xili ciyaareed ugu soo ciyaaray naadiga La Liga ...
SUUQA KALA IIBSIGA: Chelsea oo si lama filaan ah ugu dhaqaaqday Saxiixa Da’yarka Traore
- Jan 17, 2017
Kooxda Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqday saxiixa da'yarka kooxda Middlesbrough Adama Traore  kaas oo tayo caan caadi aheyn kusoo bandhigay naadigiisa , Sky Sports ayaa sidaas ogaanaya. Traore ayaa Boro kaga ...
SUUQA KALA IIBSIGA: Sanchez, Aubameyang & Koke oo hogaaminaya Afar ciyaaryahan oo kusoo jeeda Man City
- Jan 17, 2017
Tababare Pep Guardiola ayaa isha ku haya inuu saxiixyo deg deg ah sameeyo si uu wax ugu badalo qaab ciyaareedka liita ee kooxda. Macalinka reer Spain ayaa isha ku haya inuu ...
Chelsea, Arsenal, United, L’Pool & City oo weyn doona Ciyaaryahano magac leh – Yaase kooxdaada ka tagaya?
- Jan 17, 2017
Kooxda Arsenal ayaa wadahadal kula jirta Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil si ay kooxda heshiis cusub ugu saxiixaan. Labadan ciyaaryahan ayaa galaya 18=kii bil ee ugu danbeeyay ee heshiiska ay kula ...
Waa Maxay Sababta Arsenal ku qasbeysa Iney Iska Iibiyaan Qadka dhexe ee Francis Coquelin?
- Jan 17, 2017
Wariyaha Charlie Nicholas ayaa aamisan in Francis Coquelin uusan aheyn xidig looga baahan yahay kooxda Arsenal isla markaana ay tahay in la iibiyo. Qadka dhexe ee qaranka France ayaa kooxda ku ...
Barcelona Oo € 50m Ku Iibineysa Xiddigeeda Khadka Dhaxe ee Arda Turan
- Jan 17, 2017
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Arda Turan ayaa si joogta ah loola xiriirinaya akooxaha ka dhisan Chinese Super League, sida laga soo xigtay Sport. 29-sano jirkan ayaa ciyaaray 22 kulan xilli ciyaareedkan, ...
Waa Tuma Kooxda Dooneysa Inay Hal Mar Ku Dhawaaqdo Saxiixa Costa, Benzema, Cavani & Falcao
- Jan 17, 2017
Milkiilaha Tianjin Quanjian Shu Yuhui ayaa xaqiijiyay in kooxdisa ay dooneyso in ay usoo dhaqaajiso Chinese Super League Diego Costa, Karim Benzema, Edinson Cavani iyo Radamel Falcao ka hor inta xiriirka ...
RASMI: Kooxda TIANJIN QUANJIN Oo Shaacisay Inay Wadahadal Kula Jirto Diego Costa
- Jan 17, 2017
TIANJIN QUANJIN ayaa xaqiijisay in ay ku jiraan wadahadalo ay kula soo wareegayaan weeraryahanka aan saldhigan ee Chelsea Diego Costa. Kooxda Chinese Super League ayaa sheegtay inay la hadashay wakiilka Costa ...

Next Page »

Xayaysiin