ASIA

RASMI: Lacagtii Tirada Badneyd ee suuqa ku waalayeen kooxaha Chinese Super League oo la xadiday kadib markii wax laga bedelay Xeerka diiwaan gashiga ciyaartooyda

Kooxaha kaash-faraha badan suuqa galiya ee Horyaalka Chinese Super League ayaa lasoo saaray sharci xadi doona kadib markii ay si xad dhaf ah ciyaartooy qaali

Continue Reading »

Qeybta ASIA

SUUQA KALA IIBSIGA: Xiddig Katirsan Man Utd oo Talaabo Ujira Inuu Doorto kooxda Chinese Super League Iyo Jose oo Ogolaaday

Manchester United xidigeda garabka ka ciyaara ee Ashley Young ayaa xiiso ka helaya kooxda Chinese Super League ka dhisan ee Shandong Luneng, sida ay SunSport ogaatay.

Continue Reading »

ASIA Archives

Robert Lewandowski oo talaabo yar ujira inuu noqdo Xidiga ugu mushaarka badan Caalamka & Wakiilkiisa oo saxaafada la hadlay
- Jan 7, 2017
January 07 ( Laacibiin) -Robert Lewandowski ayaa loo soo bandhigay fursad uu ku noqon karo ciyaaryahanka ugu mushaarka badan aduunka haddii uu u dhaqaaqo Horyaalka Shiinaha,sids uu xaqiijiyay wakiilkiisa. Cezary Kucharski ayaa sheegay ...

Xayaysiin