Afrika

AFRICA CUP OF NATIONS: DR Congo Oo Garaacday Xulka Morocco Xili Ay La Wareegeen Hogaaanka Group C

Junior Kabananga ayaa daba mariyay goolhaye Munir goolka guusha oo ay 10-nin DR Congo 1-0 kaga badiyeen xulka Morocco furitaanka ciyaaraha koobka qaramada Afrika. DR Congo ayaa

Continue Reading »

Qeybta Afrika

AFRICA CUP OF NATIONS: Senegal oo Guul Raaxo Leh Ka Gaaray Xulka Tunisia Xili Sadio Mane Shabaqa Taabtay

Senegal ayaa ku bilaawday si wanaagsan tartanka koobka qaramada qaarada Africa markii ay 2-0 ku garaceen xulka Tunisia kulankoodii furitaanka. weeraryahanka Liverpool Sadio Mane, ayaa ku riday rigoore shabaqa

Continue Reading »

Afrika Archives

AFRICA CUP OF NATIONS: Algeria iyo Zimbabwe oo Dhibcaha Qeybsaday Xili Riyad Mahrez Laba Gool Dhaliyay
- Jan 15, 2017
Riyad Mahrez ayaa dhaliyay labo gool xili xulka Algeria si ciriiri ah barbaro kaga heleen xulka qaranka kubadda cagta Zimbabwe. Ciyaartaan oo katirsaneyd tartanka Africa Cup of Nations Group B ayaa kusoo dhamaatay barbaro ...
(GOOS GOOS) Muxuu ku soo dhamaaday Kulankii Ugu horeeyay ee Afrikan Cup of Nation?
- Jan 14, 2017
Qaranka Gabon ayaa bar bardhac 1=1 ah la dhaafi waayay xulka  Guinea-Bissau, kadib ciyaar adag oo aheyd kulankii ugu horeeyay ee Afrikan Cup of Nation. Labada qaran ayaa qeybtii hore ee ...
Indhaha Africa oo kusii Jeeda Awooda Kubadeed ee Riyad Mahrez, Aubameyang & Sadio Mane? Waase Kuwee Shanta Rikoor ee La Filayo In Lagu Jabiyo AFCON 2017?
- Jan 14, 2017
Xiisaha koobka Africa sanadkaan aad u sii weynaanayaa, waxaana ka qeyv geli doonaa magacayada ciyaartooydii ugu waaweyneyd ee sanadkaan tartanka. Kooxaha waaweyn ee qaarada yurub ayaa waxaa kasoo dhaqaaqay ciyaaryahano muhiim ...
WARBIXIN: Wax Walba oo Aad Uga Baahan Tahay Furitaanka Africa Cup Of Nations, Saddex Xul oo Awood Laga Filayo Iyo Rikoorada Laga Sugayo Sannadkaan Tartanka
- Jan 14, 2017
Waxaa caawa si rasmi ah u furmi doona koobka qaramada qaarada Africa oo markisii 31ad lagu qaban doono dalka Gabon. Ciyaarahaan ayaa waxaa ka qeyb geli doona 16 dal oo ay ...
Ciyaaryahan ka tirsan kooxda Arsenal oo si layaab leh loogu yaaray xulka Algeria si uu u matalo koobka Afirca Cup Of Nations
- Jan 12, 2017
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Ismael Bennacer ayaa looga gacan haatiyay qaranka Algeria si uu ugala qeyb galo koobka Africa Cup of Nations xulkiisa. 19-sano jirkan ayaa kooxda Gunners kaga ...
Muxuu ka yiri Eric Bailly Xiisaha kooxdiisa u qabto Daafaca Banfica Victor Lindelof? Miyuuse Dagaal ka Filayaa?
- Jan 9, 2017
Daafaca kooxda Manchester United Eric Bailly ayaa si geesinimo leh u sheegay in uu la jeclaan lahaa in Victor Lindelof oo kooxda Benfica ka tirsan uu usoo dhaqaaqo garoonka Old ...
Saido Mane , Pierre-Emerick Aubameyang , iyo Rayad Mahrez oo hogaaminaya shaxda ugu fiican ciyaaryahanada Africa sanadii 2016.
- Jan 6, 2017
January 06 (Laacibiin) — Xiriirka kubada cagta Africa ayaa ku dhawaaqay shaxda ama 11 ciyaaryahan ee ugu fiicneyd sanadii lasoo dhaafay ee 2016 kubada cagta ciyaaryaanada ciyaarta, waxaana ku jira ...
Saido Mane, Pierre-Emerick Aubameyang, iyo Rayad Mahrez oo hogaaminaya shaxada ciyaaryahanada ugu fiicneyd Africa sanadii 2016
- Jan 6, 2017
Xiriirka kubada cagta Africa ayaa ku dhawaaqay shaxda ama 11 ciyaaryahan ee ugu fiicneyd sanadii lasoo dhaafay ee 2016 kubada cagta ciyaaryaanada ciyaarta, waxaana ku jira laacibiin magacyo waa weyn ...

Next Page »

Xayaysiin