QARAMADA

AFRICA CUP OF NATIONS: DR Congo Oo Garaacday Xulka Morocco Xili Ay La Wareegeen Hogaaanka Group C

Junior Kabananga ayaa daba mariyay goolhaye Munir goolka guusha oo ay 10-nin DR Congo 1-0 kaga badiyeen xulka Morocco furitaanka ciyaaraha koobka qaramada Afrika. DR Congo ayaa

Continue Reading »

Qeybta QARAMADA

RASMI: Lacagtii Tirada Badneyd ee suuqa ku waalayeen kooxaha Chinese Super League oo la xadiday kadib markii wax laga bedelay Xeerka diiwaan gashiga ciyaartooyda

Kooxaha kaash-faraha badan suuqa galiya ee Horyaalka Chinese Super League ayaa lasoo saaray sharci xadi doona kadib markii ay si xad dhaf ah ciyaartooy qaali

Continue Reading »

QARAMADA Archives

AFRICA CUP OF NATIONS: Senegal oo Guul Raaxo Leh Ka Gaaray Xulka Tunisia Xili Sadio Mane Shabaqa Taabtay
- Jan 16, 2017
Senegal ayaa ku bilaawday si wanaagsan tartanka koobka qaramada qaarada Africa markii ay 2-0 ku garaceen xulka Tunisia kulankoodii furitaanka. weeraryahanka Liverpool Sadio Mane, ayaa ku riday rigoore shabaqa daqiiqadii 10 aad ee ciyaaartii ka ...
AFRICA CUP OF NATIONS: Algeria iyo Zimbabwe oo Dhibcaha Qeybsaday Xili Riyad Mahrez Laba Gool Dhaliyay
- Jan 15, 2017
Riyad Mahrez ayaa dhaliyay labo gool xili xulka Algeria si ciriiri ah barbaro kaga heleen xulka qaranka kubadda cagta Zimbabwe. Ciyaartaan oo katirsaneyd tartanka Africa Cup of Nations Group B ayaa kusoo dhamaatay barbaro ...
(GOOS GOOS) Muxuu ku soo dhamaaday Kulankii Ugu horeeyay ee Afrikan Cup of Nation?
- Jan 14, 2017
Qaranka Gabon ayaa bar bardhac 1=1 ah la dhaafi waayay xulka  Guinea-Bissau, kadib ciyaar adag oo aheyd kulankii ugu horeeyay ee Afrikan Cup of Nation. Labada qaran ayaa qeybtii hore ee ...
SUUQA KALA IIBSIGA: Xiddig Katirsan Man Utd oo Talaabo Ujira Inuu Doorto kooxda Chinese Super League Iyo Jose oo Ogolaaday
- Jan 14, 2017
Manchester United xidigeda garabka ka ciyaara ee Ashley Young ayaa xiiso ka helaya kooxda Chinese Super League ka dhisan ee Shandong Luneng, sida ay SunSport ogaatay. Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara oo 31-sano jir ...
RASMI: Guardiola & Wenger oo Ka Maqan, Mourinho oo kujira TOBANKA Tababare ee ugu Fiicnaa Taariikhda UEFA
- Jan 14, 2017
UEFA ayaa daabdcay liiska ugu sareeya 10 tababare ee taariikhda kubada cagta soo martay, waxaana kujira liiskaan Jose Mourinho laakiin waxaa ka maqan Pep Guardiola. Tababaraha kooxda Manchester United Mourinho ayaa liiskaan kasoo ...
Indhaha Africa oo kusii Jeeda Awooda Kubadeed ee Riyad Mahrez, Aubameyang & Sadio Mane? Waase Kuwee Shanta Rikoor ee La Filayo In Lagu Jabiyo AFCON 2017?
- Jan 14, 2017
Xiisaha koobka Africa sanadkaan aad u sii weynaanayaa, waxaana ka qeyv geli doonaa magacayada ciyaartooydii ugu waaweyneyd ee sanadkaan tartanka. Kooxaha waaweyn ee qaarada yurub ayaa waxaa kasoo dhaqaaqay ciyaaryahano muhiim ...
WARBIXIN: Wax Walba oo Aad Uga Baahan Tahay Furitaanka Africa Cup Of Nations, Saddex Xul oo Awood Laga Filayo Iyo Rikoorada Laga Sugayo Sannadkaan Tartanka
- Jan 14, 2017
Waxaa caawa si rasmi ah u furmi doona koobka qaramada qaarada Africa oo markisii 31ad lagu qaban doono dalka Gabon. Ciyaarahaan ayaa waxaa ka qeyb geli doona 16 dal oo ay ...
Ciyaaryahan ka tirsan kooxda Arsenal oo si layaab leh loogu yaaray xulka Algeria si uu u matalo koobka Afirca Cup Of Nations
- Jan 12, 2017
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Ismael Bennacer ayaa looga gacan haatiyay qaranka Algeria si uu ugala qeyb galo koobka Africa Cup of Nations xulkiisa. 19-sano jirkan ayaa kooxda Gunners kaga ...

Next Page »

Xayaysiin