Spain

Wararkii Ugu waaweynaa ee Caawa iyo Ciyaaraha – Maxaa ka cusub Kooxdaada & hadal heynta ugu badan…..

Wariye Idiris Atleeso oo ah qabiir dhanka ciyaaraha ah ayaa caawa soo koobay dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee kubada cagta iyo hadalheyntooda. Arimaha ugu waa

Continue Reading »

Qeybta Spain

RASMI: Daafacii hore ee Man City Demichelis oo koox cusub oo Spain ah ku biiray

Martin Demichelis ayaa dib ugu biiray kooxdiisii hore ee Magala, isagoo usaxiixay heshiis ilaa inta ka dhiman xili ciyaareedkan ah. Daafacan reer Argentina ayaa sedex

Continue Reading »

Spain Archives

BREAKING NEWS: Manchester City Oo Isku Diyaarineysa in £ 100million ay Kula Wargeeto Lionel Messi- Imise Mushaar ah ayaa Lasiin Doonaa Isbuucii?
- Jan 17, 2017
MANCHESTER CITY ayaa u sheegtay Barcelona, in ay bixin doonaan £ 100million si ay ula wareegaan weeraryahankooda mucjisada ah ee Lionel Messi. Wargeyska SunSport ayaa ogaaday in wadahadalada ay u dhaxeeyaan madaxda ...
WARARKII UGU DAMBEEYAY SUUQA: Arsenal, Chelsea Iyo Barcelona Oo Isha Ku Wada Haya Saxiixa Neymar-ka cusub Dunida
- Jan 17, 2017
Arsenal, Chelsea iyo Barcelona ayaa dhamaantood raad raac ku haya saxiixa "Neymar-ka cusub" ninka lagu magcaabo Vinicius Junior, oo loo arko mid mustaqbal ku leh xulka qaranka Brazil. Waxay ahayd wax adag ...
SUUQA KALA IIBSIGA: Barcelona Iyo Atletico Madrid Oo Ku Dagaalami Doona Saxiixa Weeraryahanka Gadoodsan ee Diego Costa
- Jan 17, 2017
Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa isku diyaarineya inay u dagaalamaan saxiixa ciyaaryahanka Chelsea Diego Costa, sida laga soo xigtay warar madax banaan. kooxda Blaugrana ayaa u kuurgaleysa xaaladda Costa ee Chelsea, iyadoo weeraryahanka ...
TOP20: Real & Barca oo Hogaaminaya Kooxaha ugu Lacagta Badan Aduunka / Xagee ayay kaga jiraan United, Chelsea, Arsenal, L’Pool & Kooxda aad taageerto?
- Jan 16, 2017
Kooxaha Real Madrid iyo FC Barcelona ayaa hogaaminaya liiska ugu horeeya ee kooxaha kubada cagta ee ugu qiimaha badan aduunka , sidaas waxaa ku cad warbixin ay soo saartay majalada Forbes ...
Breaking: Paul Pogba oo Xaqiijiyay Inuu Dalabyo ka helay Real & Barca – Laakiin Hal Sabab ayuu ku doortay United
- Jan 16, 2017
Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday inuu iska diiday fursad uu ugu biiri lahaa kooxaha Barcelona ama Real Madrid isla markaana uu doortay Manchester United si uu udhameystiro ganacsigiisii Old Trafford. Qadka ...
QIIMEYNTA ADUUNKA: Neymar ayaa ka qaalisan Messi & CR7 – Xagee ayayse ku jiraan Bale, Suarez, Hazard, Pogba & Sanchez
- Jan 16, 2017
Neymar ayaa ah ciyaaryahanka ugu qiimaha badan  Europe - waxaana lagu sheegay qiimahiisa £216m - sidaas waa warbixin cusub oo ka hadleysa 10-ka ciyaaryahan ee ugu qaalisan aduunka kuwaas oo ...
XASAASI: Javier Mascherano oo Sheegay in Messi iyo Barcelona Wali isku baahan yihiin
- Jan 16, 2017
Javier Mascherano ayaa aaminsan in Barcelona iyo Lionel Messi ay isku baahan yihiin islamarkaana uu rajeynayo inuu arko saaxiibkiisa Argentina oo sii jooga Camp Nou weligiis". Wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan ...
RIKOOR KALE: Real Waa La Garaacay, Laakiin Cristiano Ronaldo Rikoor Ayuu Ka Sameeyay La Liga
- Jan 16, 2017
Cristiano Ronaldo ayaa sameeyay rikoor kale, kadib markii uu rigoore ka dhaliyay kulankii Sevilla inkastoo qasaaro ay la kulantay kooxdiisa Marid. Rigoorada uu dhaliyay Cr 7 ayaa la micno ah in uu ...

Next Page »

Xayaysiin