Italy

Wararkii Ugu waaweynaa ee Caawa iyo Ciyaaraha – Maxaa ka cusub Kooxdaada & hadal heynta ugu badan…..

Wariye Idiris Atleeso oo ah qabiir dhanka ciyaaraha ah ayaa caawa soo koobay dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee kubada cagta iyo hadalheyntooda. Arimaha ugu waa

Continue Reading »

Qeybta Italy

TOP NEWS:- Andrea Belotti oo hogaaminaya Shan ciyaaryahan oo laga yaabo inay lasoo wareegto kooxda Chelsea

Waxaa jira ilaa tiro ciyaaryahano ah kuwaas oo ay dooneyso kooxda Chelsea inay lasoo wareegto inta lagu guda jiro bisha Janaury, waxa ayna damacsan tahay

Continue Reading »

Italy Archives

TOP20: Real & Barca oo Hogaaminaya Kooxaha ugu Lacagta Badan Aduunka / Xagee ayay kaga jiraan United, Chelsea, Arsenal, L’Pool & Kooxda aad taageerto?
- Jan 16, 2017
Kooxaha Real Madrid iyo FC Barcelona ayaa hogaaminaya liiska ugu horeeya ee kooxaha kubada cagta ee ugu qiimaha badan aduunka , sidaas waxaa ku cad warbixin ay soo saartay majalada Forbes ...
Breaking: Paul Pogba oo Xaqiijiyay Inuu Dalabyo ka helay Real & Barca – Laakiin Hal Sabab ayuu ku doortay United
- Jan 16, 2017
Paul Pogba ayaa shaaca ka qaaday inuu iska diiday fursad uu ugu biiri lahaa kooxaha Barcelona ama Real Madrid isla markaana uu doortay Manchester United si uu udhameystiro ganacsigiisii Old Trafford. Qadka ...
QIIMEYNTA ADUUNKA: Neymar ayaa ka qaalisan Messi & CR7 – Xagee ayayse ku jiraan Bale, Suarez, Hazard, Pogba & Sanchez
- Jan 16, 2017
Neymar ayaa ah ciyaaryahanka ugu qiimaha badan  Europe - waxaana lagu sheegay qiimahiisa £216m - sidaas waa warbixin cusub oo ka hadleysa 10-ka ciyaaryahan ee ugu qaalisan aduunka kuwaas oo ...
FALLANQEYN: Torino vs AC Milan- Rossoneri oo Guuldarro La’aan ah 19kii Kulan ee ugu dambeeyay oo ay la ciyaareen Torin
- Jan 16, 2017
Torino ayaa rajeynaysa in ay helaan natiijo aar goosi ah marka ay AC Milan la ciyaarayaan ka dib markii ay guuldaro ka soo gaartay Coppa Italia kooxda Rossoneri kulankii ka dhacay Stadio Olimpico ...
Fiorentina 2-1 Juventus: Viola oo Dharbaaxo Culus Dusha Ka Saartay Juventus Xili Serie A Xiisihiisii Soo Laabtay
- Jan 16, 2017
Fiorentina ayaa xiiso u yeeshay tartanka horyaalka Serie A.markii ay garaacday kooxda ay xafiiltamaan ee Juventus ciyaar kusoo dhamaatay 2-1. Roma ayaa 1-0 kaga badisay Udinese ka hor ciyaarta Juve waxana ay usoo jirsatay hogaanka hal ...
Suuqa Kala Iibsiga: Kooxda Man United oo Talaabo Yar Ujirta iney Chelsea & Arsenal ka dulqaado Saxiixa Kessie
- Jan 15, 2017
Kooxda Manchester United ayaa wadahadal kula jirta qadka dhexe ee Italy ka ciyaara Franck Kessie sidaas waxaa sheegaysa saxaafada Talyaaniga. 20-jirkan qaranka Ivory Coast ayaa lagu naaneysaa ‘new Yaya Toure’, waxaana saxiixisa ...
HORDHACA: Fiorentina vs Juventus- Bianconeri oo Hal qasaaro la Kulantay 17 kulan ee Ugu Dambeeyay Serie ay Ku Wajahdo Viola
- Jan 15, 2017
Kulankaan oo u dhaxeeya Fiorentina iyo Juventus ayaa ka dhici doona garoonka caaanka ah ee Stadio Artemio Franchi oo ay leedahay kooxda dhibka badan ee Viola. Viola ayaa ayaa guul la'aan ah seddexdii kulan ...
RASMI: Guardiola & Wenger oo Ka Maqan, Mourinho oo kujira TOBANKA Tababare ee ugu Fiicnaa Taariikhda UEFA
- Jan 14, 2017
UEFA ayaa daabdcay liiska ugu sareeya 10 tababare ee taariikhda kubada cagta soo martay, waxaana kujira liiskaan Jose Mourinho laakiin waxaa ka maqan Pep Guardiola. Tababaraha kooxda Manchester United Mourinho ayaa liiskaan kasoo ...

Next Page »

Xayaysiin