Germani

Wararkii Ugu waaweynaa ee Caawa iyo Ciyaaraha – Maxaa ka cusub Kooxdaada & hadal heynta ugu badan…..

Wariye Idiris Atleeso oo ah qabiir dhanka ciyaaraha ah ayaa caawa soo koobay dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee kubada cagta iyo hadalheyntooda. Arimaha ugu waa

Continue Reading »

Qeybta Germani

TOP20: Real & Barca oo Hogaaminaya Kooxaha ugu Lacagta Badan Aduunka / Xagee ayay kaga jiraan United, Chelsea, Arsenal, L’Pool & Kooxda aad taageerto?

Kooxaha Real Madrid iyo FC Barcelona ayaa hogaaminaya liiska ugu horeeya ee kooxaha kubada cagta ee ugu qiimaha badan aduunka , sidaas waxaa ku cad warbixin

Continue Reading »

Germani Archives

QIIMEYNTA ADUUNKA: Neymar ayaa ka qaalisan Messi & CR7 – Xagee ayayse ku jiraan Bale, Suarez, Hazard, Pogba & Sanchez
- Jan 16, 2017
Neymar ayaa ah ciyaaryahanka ugu qiimaha badan  Europe - waxaana lagu sheegay qiimahiisa £216m - sidaas waa warbixin cusub oo ka hadleysa 10-ka ciyaaryahan ee ugu qaalisan aduunka kuwaas oo ...
RASMI: Arjen Robben oo Iska Diiday Lacagta China, Heshiis cusubna usaxiixay Bayern Munich
- Jan 16, 2017
Arjen Robben ayaa kooxdiisa Bayern Munich kala heshiiyay inuu saxiixo qandaraas cusub taas oo kooxda ku hayneysa ilaa bisha June 2018-ka Garabka qaranka Holland ayaa heshiiskiisa waxaa uu dhacayay xili ciyaareedkan 2016-17 ...
XOG LA HELAY: Pierre-Emerick Aubameyang oo Diyaar u ah inuu Burburiyo Balantii Awoowgiis oo gerriyooday- Maxay tahay?
- Jan 16, 2017
Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda isagoona sheegay inuu hadda ku faraxsan yahay sii joogitaanka kooxda,    Aubameyang oo hadda kala qeyb galaya xulkiisa Gabon koobvka ...
WARAR CHELSEA: Diego Costa oo baxaya Iyo Thomas Muller oo £ 75m Kusoo Caga Dhigana Stamford Bridge
- Jan 15, 2017
Chelsea ayaa u aragta weeraryahanka aan saldhigan ee Thomas Muller oo lagu qiimeeyo  £ 75m bedelka Diego Costa oo lagu wado inuu u dhaqaaqo Chine. Costa, oo 28 jir, ayaa ka tagi kara Stamford ...
DEG- DEG: Bayern Munich oo Dhameystirtay Saxiixa Laba Ciyaaryahan oo Bartilmaameed u ahaa Muddo
- Jan 15, 2017
Bayern Munich ayaa la soo wareegtay labada ciyaryahan ee Sebastian Rudy iyo Niklas Sule oo katirsanaa kooxda Hoffenheim, sida ay xaqiijisay goordhaw kooxda ka dhisan Jarmalka. Rudy ayaa ugu biiray kooxda heysata horyaalka ...
RASMI: Guardiola & Wenger oo Ka Maqan, Mourinho oo kujira TOBANKA Tababare ee ugu Fiicnaa Taariikhda UEFA
- Jan 14, 2017
UEFA ayaa daabdcay liiska ugu sareeya 10 tababare ee taariikhda kubada cagta soo martay, waxaana kujira liiskaan Jose Mourinho laakiin waxaa ka maqan Pep Guardiola. Tababaraha kooxda Manchester United Mourinho ayaa liiskaan kasoo ...
LAMA FILAANKA Suuqa: Ciyaaryahan Iska diiday Barcelona kuna Biiray Naadi ka dhisan Germani
- Jan 14, 2017
Kooxda RB Leipzig ayaa ku dhawaaqday saxiixa da'yarka reer  France  Dayot Upamecano kaas oo kasoo tagay naadiga Red Bull Salzburg. 18-jirkaan daafaca ka ciyaara ayaa qalinka ku duugay heshiis afar sanop ...
LAMA FILAAN: Kooxda Dortmund oo heegan gelisay Real Madrid, City & PSG – Aubameyang Waad heli kartaan!!
- Jan 13, 2017
Mustaqbalka PIERRE-EMERICK AUBAMEYANG ayaa shaki weyn uu soo galay kadib markii madaxweynaha kooxda Borussia Dortmund  Hans-Joachin Watzke uu sheegay in ciyaaryahankan uu leeyahay qiimo go'an. Kooxaha Man City, Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ayaa ...

Next Page »

Xayaysiin