HORYAALADA

Wararkii Ugu waaweynaa ee Caawa iyo Ciyaaraha – Maxaa ka cusub Kooxdaada & hadal heynta ugu badan…..

Wariye Idiris Atleeso oo ah qabiir dhanka ciyaaraha ah ayaa caawa soo koobay dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee kubada cagta iyo hadalheyntooda. Arimaha ugu waa

Continue Reading »

Qeybta HORYAALADA

RASMI: Daafacii hore ee Man City Demichelis oo koox cusub oo Spain ah ku biiray

Martin Demichelis ayaa dib ugu biiray kooxdiisii hore ee Magala, isagoo usaxiixay heshiis ilaa inta ka dhiman xili ciyaareedkan ah. Daafacan reer Argentina ayaa sedex

Continue Reading »

HORYAALADA Archives

SUUQA KALA IIBSIGA: Chelsea oo si lama filaan ah ugu dhaqaaqday Saxiixa Da’yarka Traore
- Jan 17, 2017
Kooxda Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqday saxiixa da'yarka kooxda Middlesbrough Adama Traore  kaas oo tayo caan caadi aheyn kusoo bandhigay naadigiisa , Sky Sports ayaa sidaas ogaanaya. Traore ayaa Boro kaga ...
SUUQA KALA IIBSIGA: Sanchez, Aubameyang & Koke oo hogaaminaya Afar ciyaaryahan oo kusoo jeeda Man City
- Jan 17, 2017
Tababare Pep Guardiola ayaa isha ku haya inuu saxiixyo deg deg ah sameeyo si uu wax ugu badalo qaab ciyaareedka liita ee kooxda. Macalinka reer Spain ayaa isha ku haya inuu ...
Diego Costa oo dib ugu soo laabtay Tababarka Buuxa ee Chelsea – Miyuu sii joogi doonaa London?
- Jan 17, 2017
Diego Costa ayaa dib ugu laabtay tababarka kooxda koobaad ee Chelsea kadib markii uu xaadiray xarunta Cobham sidaas waxaa ogaatay Sky Sport. Weeraryahankan ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka maqnaa tababarka kooxda, ...
Chelsea, Arsenal, United, L’Pool & City oo weyn doona Ciyaaryahano magac leh – Yaase kooxdaada ka tagaya?
- Jan 17, 2017
Kooxda Arsenal ayaa wadahadal kula jirta Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil si ay kooxda heshiis cusub ugu saxiixaan. Labadan ciyaaryahan ayaa galaya 18=kii bil ee ugu danbeeyay ee heshiiska ay kula ...
Waa Maxay Sababta Arsenal ku qasbeysa Iney Iska Iibiyaan Qadka dhexe ee Francis Coquelin?
- Jan 17, 2017
Wariyaha Charlie Nicholas ayaa aamisan in Francis Coquelin uusan aheyn xidig looga baahan yahay kooxda Arsenal isla markaana ay tahay in la iibiyo. Qadka dhexe ee qaranka France ayaa kooxda ku ...
RASMI: Kooxda Man United oo qandaraas cusub ka saxiixatay garabka Antonio Valencia
- Jan 17, 2017
Kooxda Manchester United ayaa hal sano oo dheeraad ah ka saxiixatay Antonio Valencia taas oo ka dhigan in heshiiskiisa kooxda uu dhici doono bisha June 2018-ka Todobaadkii lasoo dhaafay kooxda ayaa ku ...
Goolhaye Simon Mignolet “Liverpool waxa ay la mid tahay xilligii uu joogay Luis Suarez” halkeese uu u saadaaliyay kooxdiisa Reds
- Jan 17, 2017
Goolhayaha  kooxda Liverpool Simon Mignolet ayaa sheegay in Liverpool ay fursad fiican u heysatay inay ku guuleysato horyaalka Premier League intii uu macalinta u ahaa tababare Brendan Rodgers, waxa uuna ...
DEG-DEG:- Xiddiga kooxda Chelsea Kenedy oo looga gacan haatinayo horyaalka dalkiisa hooyo ee Brazil
- Jan 17, 2017
Kooxda reer Brazil ee Flamengo ayaa wadahadalo la furaysa kooxda  Chelsea si ay uga soo qaataan ciyaaryahankooda Kenedy lagu magacaabo, sida ay sheegayaan wararka ee dalka Brazil ka imaanaya.   ESPN oo ...

Next Page »

Xayaysiin