Bulshada

Daawo:Gabar si argagax leh loo kufsaday oo xiisad kadhalatay hada kataagan GALDOGOB &Qoyskii…

Dhalinyaro ku dhaqan magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa kufsaday Gabar Yar, iyadoona ay ka duubeen Muuqaalo iyo Sawiro lagu Faafiyey Baraha ay Bulshadu ku

Continue Reading »

Qeybta Bulshada

Waa Qiso Xanuun Badan Oo Ku Dhacday Fannaan Caan Ah, Xalay Ayuuna Iiga Sheekeeyey

Ma rabo inaan sii qariyo nolosha xanuunka badan ee I soo martay, muddo dheer ayaan ku hayey laabteyda oo aan qarsanayey laakiin maanta waxaan go’aansaday

Continue Reading »

Bulshada Archives

(DHAGAYSO) Maamulka B/Xaawo oo xakameeyay Qiimaha lagu guursan karo Gabdhaha
- Jan 13, 2017
Dhallinyaro badan ayaa waxa ay aad uga qeyliyeen qarashka ku baxa xafladda Arooska. Waxay go’aamiyeen in sharci ay tahay in la yareeyo qarashka xafladaha iyo guurkaba. Maamulka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ...
QISO JACEYL: Jaceylkii Dhexmaray Lamaanihii Cadaanka & Madowga & Waalidkii Cunsuriga ahaa
- Jan 13, 2017
Gabar ardayad ah oo Mareykan ah ayaa loo ururiyey taburacaad lacageed oo gaaraya 10,000 doolar ka dib markii ay sheegatay in Hooyadeed iyo Aabaheed ay xiriirka u jareen, sababo la ...
DEG DEG: Fanaanada Farxiyo Kabayare oo hal sabab darteed ujoojisay safar ay ku tagi laheyd P/Land
- Jan 8, 2017
Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Farxiyo Kaba yare ayaa ku dhawaaqday inay kansashay safarkeedii ay ku imaan lahayd Puntland sanadka cusub. RIIX HALKAN: DHAGAYSO SABABTA BAAJISAY SAFARKA KABAYARE  
WAR HADDA AH: Jilaa Caan ka ah Shirkada Bolly-woodka India oo geeriyooday – Akshey Kumar & Aktariin kale oo ka hadlay
- Jan 6, 2017
January 06 (Baahin) —  Aktarkii Filimada India Om Puri, oo caan ku ahaa filimaantii Gandhi iyo The Reluctant Fundamentalist ayaa ku dhintay da'da 66 jirka kadib markii uu kusoo booday ...
War degdeg: DAAWO: Gabadh Jacayl dartiis isagoo tuuraysa dabaq 150 Piyaano ah.
- Dec 25, 2016
Gabadh hindi Ah ayaa iskasoo tuurtay Dabaq ka kooban 150 biyaano, waxayna tilaabadaan u sameysay Jaceyl Daraadiis. Warbaahinta dalka Hinida ayaa aad u hada haysa falkaan ay ku kacday gabadhan RIIX HALKAN: ...
8 ASTAAN oo uu gaar ku yahay musharrax C/Raxaman Faroole, ayna waajib kugu tahay inaad barato!
- Dec 24, 2016
Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole, waa siyaasi Soomaaliyeed oo dhashay sanaddii 1945-tii, waxaa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii dhexe ee marxuum Maxamed Siyaad Barre,kadib bur-burkii, waxa uu u qaxay ...
Maxaad ka taqaan Taariikhda magaalada Baraawe – muuqaal Qurux badan oo laga sameeyay
- Dec 22, 2016
Magaalada Baraawe waa magaalo xeebeed taariikh dheer ku leh dhulka Soomaaliya, waana dhul eebe ugu deeqay kheyrraad badan. Hadaba, maxaad ka garaneysaa muuqaal ahaan iyo taariikh ahaan magaaladan Baraawe oo kutaal ...
SUBXAANALLAH: Arin Mucjiso ah oo lagu arkay Burco & Qoyskii ay saameysay oo Warbaahinta horyimid
- Dec 17, 2016
Qoys Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ku dhacday Qiso la yaab leh ka dib markii ay arkeen Biyahii ay ku noolaayeen iyo cuntadii oo ...

Next Page »

Xayaysiin