Top10: Waa kuwee 10/ka Saxiix ee ay Kooxaha Ingiriiska Sameyn karaan Saacadaha soo socda

Suuqa Kala IIBsiga ayaa kooxaha ingiriiska ay si weyn uga dhex muuqdaan koox walba ayaana dooneysa iney sameyso saxiixiyo waa weyn si ay shaxdooda ugu adkeeyaan.

Hadaba Sky Sport ayaa soo bandhigtay 10-ka ciyaaryahan ee maanta Suuqa kala iibsiga loogu hadal heyn badan yahay.

Chelsea ayaa la fahansan yahay Llorent, halka qadkii dhexe ee United Schneiderlin uu isna ku biirayo kooxda Everton

Barnaamijka Top 10 Wishpers ayaa sidoo kale ogaanaya in Arsenal ay wali ganacsi ka sameyn karto saxiixa xidiga Torino Belotti.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya