Shaxda Rasmiga ah ee Liverpool Vs Southamton: Sturridge & Firmino oo hogaaminaya Weerarka Klopp

Tababare Klopp ayaa shax adag kala hortagay naadiga Southampton wareega afar dhamadka lugtiisa koobaad.

Sturridge iyo Firmino ayaa hogaaminaya weerarka kooxda halka Lucas uu isna qadka dhexe kala ciyaarayo Lallana iyo Wijnaldum.

Shaxdan ayaa waxaa sidoo kale keyd ka ah weeraryahanka Coutinho kaas oo kasoo laabtay dhaawac uu mudo la maqnaa

Shaxda: Karius, Clyne, Lovren, Klavan, Milner, Lucas, Can, Wijnaldum, Lallana, Firmino, Sturridge

KEYDKA:  Mignolet, Gomez, Moreno, Stewart, Coutinho, Woodburn, Origi

Shaxda Southampton: Forster, Cédric, van Dijk, Yoshida, Bertrand, Clasie, Romeu, Davis, Tadić, Redmond, Rodriguez.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya