Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona Vs Bilboa: MSN oo doonaya iney Barca ku hogamiyaan Kulanka Bilboa

Kooxda Barcelona ayaa ubaahan guul ka badan 2-0 si ay ugu soo baxdo wareega xiga ee Copa dello Rey

Tababaraha Barcelona ayaa shax adag kaga hortagay naadiga Atletic Bilbao taas oo kulankii hore guuldaro 2/1 ah kusoo dhufatay Barca.

Shaxda Barcelona: 13. Cillessen 3. Piqué 5. Sergio 8. Iniesta 9. Suárez 10. Messi 11. Neymar 12. Rafinha 18. Alba 20. S. Roberto 23. Umtiti

Keydka:  1. Ter Stegen 4. Rakitic 6. Denis 7. Arda 14. Mascherano 17. Paco Alcácer 19. Digne

Shaxda Bilboa:  Iraizoz; Boveda, Etxeita, Laporte, Saborit; San Jose, Benat; Williams, Eraso, Balenziaga; Sabin.

Keydka:  Mikel Rico, Elustondo, Unai Simon, Muniain, Aduriz, Susaeta, Mikel Vesga.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya