Mashiin Casri Ah oo Saadaaliyay Premier League: Chelsea Waa Horyaalka, Arsenal oo War Xun heshay! Man Utd & City Waa halkee? Yaase Kusoo Baxay Afarta Sare?

Chelsea ayaa la saadaaliyey in ay ku guuleysan doonto Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan kadib sadaalin lagu sameeyay Sports Analytics Machine (SAM), kaasoo ah qalab casri ah oo ku xiran Coputer oo uu hindisay Ian McHale.

Mashiinka, ayaa saadaalin ku sameeeyay qaabka ilaa iyo haatan kooxaha u ciyareen, waxaana uu u arkayaa mashiinka in kooxda Arsenal ku dhameysan karnaa kaalin ka baxsan afarta sarre markii ugu horeysay tan iyo 1995/96.

Waxaa Sidookale mashiinkaan uu sadaaliyay in kooxda ay xifaaltamaan Arsenal ee Tottenham ay ku dhameysan doonto boos ka sareya Gunners markii ugu horeysay tan iyo 1994/95.

saadaasha SAM ayaa tilmaameysa in Tottenham ay ku dhameysan doonto kaalinta labaad xili ciyaareedkaan, iyadoo ka saramari doonto Liverpool oo tartanka ugu weyn kula jirta Chelsea.

Haddaba Qaabkee ayay sadaasha Horyaalka noqtay dhamaadka xili ciyaareedka marka laga qayaas qaato mashiinkaan casriga ah.

Super-computer predicts Chelsea will win the league, Arsenal to finish 5th Picture: METRO.co.uk/MylesGoode


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya