BreakingNews: Xariirka Kubada Cagta FA-ga oo ganaax dul dhigay Kooxda Man City

Kooxda Manchester City ayaa ganaax kala kulantay xariirka kubada cagta Ingiriiska taas oo la xariirta iney hubin weysay sax ahaanshaha warbixinada ay siineyso xariirka kubada cagta.

Bayaan kasoo baxay xariirka FA-ga ayaa lagu yiri  “Waxaa ay ku guul dareysatay kooxda iney hubiso shax ahaanshaha warbixinada ay soo gudbiso taas oo ka hor imaaneysa qodobka 14(d).

“City waxaa ay haystaaa ilaa 19-ka January 2017 iney jawaab ugu soo bixiso ganaaxan lagu soo rogay.”

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya