Zidane oo ku dhawaaqay Ciyaaryahanada uu kala hortagayo Sevilla – CR7, James & Modric oo laga soo tagay

Tababare Zidane ayaa kasoo tagay C.Ronadlo kaas oo aanan ku jirin liiska ciyaaryahanada Real ee isku diyaarinaya kulanka lugta labaad ee Copa Dello rey.

Sidoo kale waxaa kulankan ka maqnaanaya xidigo ay kamid yihiin Modric, James iyo Gareth Bale oo dhaawac ah.

Taas ayaa ka dhigan iney dib boosas uheli doonaan Vasquez, Morata, Kovavic iyo Enzo, maadaama Real ay kulankii hore soo badisay.

Goolhaye: Keylor Navas, Casilla, Yáñez.

Difaaca: Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Coentrao, Danilo.

Dhexda: Kroos, Casemiro, Kovacic, Asensio, Enzo.

Weerarka: Benzema, Lucas Vázquez, Mariano, Morata.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya