Shaxda Rasmiga ah ee Man United Vs Hull City / Tababare Mourinho oo 7 isbadal sameeyay, Zlatan oo maqan & Rooney oo kusoo bilowday

Kooxda Man united ayaa kulankan ciyaareysa iyadoo weeraryahanka Zlatan uusan ku jirin liiska uu soo xushay macalin Jose Mourinho.

Mata, Rashford iyo Mkhitaryan ayaa ku jira liiskan oo uu hogaaminayo Kabtan Wayne Rooney.

Shaxda Man United: De Gea, Valencia, Jones, Smalling, Darmian, Herrera, Pogba, Mata, Rooney, Mkhitaryan, Rashford

Keydka: Romero, Blind, Fosu-Mensah, Carrick, Fellaini, Lingard, Martial

Hull City: Jakupovic, Robertson, Maguire, Meyler, Huddlestone, Snodgrass, Clucas, Diomande, Henriksen, Mason, Tymon

Subs: Hernandez, Maloney, Weir, Marshall, Bowen, Clackstone


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya