Saido Mane , Pierre-Emerick Aubameyang , iyo Rayad Mahrez oo hogaaminaya shaxda ugu fiican ciyaaryahanada Africa sanadii 2016.

January 06 (Laacibiin) — Xiriirka kubada cagta Africa ayaa ku dhawaaqay shaxda ama 11 ciyaaryahan ee ugu fiicneyd sanadii lasoo dhaafay ee 2016 kubada cagta ciyaaryaanada ciyaarta, waxaana ku jira laacibiin magacyo waa weyn ku leh qaarada Yurub, waxaase shaxdaan kasoo muuqan xiddigo sumcad ku leh kubada cagta Yurub.

waxaa gabi ahaanba laga waayay safkaan Yaya Toure, Moses, John Obi Mikel, Ahmed Mussa, Slam slemani, Mohamed Elneny, Sofeani Faghouli, Iyo magacyo kale.

haddaba waa tan shaxda oo dhameystirsan.

goolhaye: Denis Onyango (Uganda & Mamelodi Sundowns).

Daafacyada: Serge Aurier ( Ivory Coast & PSG), Ayman Abdennour ( Tunisia & Valencia), Eric Bailly (  Ivory Coast & Manchester United), iyo Joyce Lomali ( DR Congo & AS Vita Club)

Khadka dhexe: Rainford Kalama ( Zambia & TP Mazembe), Khama Billiat ( Zimbabwe & Mamelodi Sundowns), Keagan Dolly ( South Africa & Mamelodi Sundowns).

Weerarka: Saido Mane ( Senegal & Liverpool), Pierre-Emerick Aubameyang ( Gabon & Borussia Dortmund), Rayad Mahrez ( Algeria & Leicester City).


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Waxyaabo ku raali gellinaya