Aubameyang ayaa kamid ah ciyaaryahanada usharaxan abaalmarinta xidiga sanadka ee Afrika waxaana uu kula tartamayaa xidiga Leicester City Riyad Mahrez iyo kan  Liverpool Sadio Mane.